Cultivate Learning's Podcast Channel

Horumar Qaybta 1aad: Waa maxay dhaawacyada iyo waaya-aragnimada Soomaalida ka hor imaatinka Ameerika?

April 06, 2022 Cultivate Learning Episode 1

Xubintan podcast-ka ah, waxaan ku soo bandhigi doonaa dulmar ku saabsan dhaawacyada iyo walbahaarka waxaanan ka hadli doonnaa waaya-aragnimada Bulshada Soomaaliyeed oo uu ku jiro Dagaalkii 1990-kii.

Martida: Liiban Yusuf (Mental Health Specialist/Therapist)